Posts

halkan kala soco wax yabaha aan so dhigno

Image
  Mowduuc Dhaqan & Bulsho (Article Dheer) ​Ciwaanka: Dalxiis, Dhaqan iyo Dookh Wanaagsan: Barwaaqada Dhulkeena iyo Kulanka Asxaabta. ​ Hordhaca: Nolosha casriga ah mararka qaar waa mid mashquul badan, laakiin sawirkan wuxuu ina xasuusinayaa quruxda fudud ee nolosheena. Meel cagaaran, hawo nadiif ah, miraha dalkeena (Qaraha iyo Mooska), iyo wejiyo faraxsan oo wadaagaya sheeko iyo qosol. ​Qodobada Muhiimka ah ee qoraalka: ​Walaaltinimada: Sida ay dhalinyaradu isugu yimaadeen iyagoo ku raaxaysanaya jawi deggan. Tani waa astaan muujinaysa midnimada iyo is-jaceylka bulshada. ​Kheyraadka Dalka: Sawirka waxaa ka muuqda qaraha iyo mooska oo ah astaan u ah barwaaqada dhulkeena Soomaaliyeed. "Dhulkeenu waa hodan haddii laga faa'iidaysto." ​Nasashada Maskaxda: Muhiimadda ay leedahay in mararka qaar magaalada laga baxo oo loo dalxiiso deegaannada dabiiciga ah (Nature). ​Gebagebo: Digital Absuge wuxuu dhiirigelinayaa in la joogteeyo kulamada noocan ah oo kale, kuwaas oo xoojiya xi...

SIDA FACEBOOK FRIENDS KII KU QABLI WAYAY LOOGA LABTO CODSIGII HALKAN KA ...

SIDA FACEBOOK FRIENDS KII KU QABLI WAYAY LOOGA LABTO CODSIGII HALKAN KA ...

SIDA FACEBOOK FRIENDS KII KU QABLI WAYAY LOOGA LABTO CODSIGII HALKAN KA ...

SIDA FACEBOOK FRIENDS KII KU QABLI WAYAY LOOGA LABTO CODSIGII HALKAN KA ...

qiso jaceyl xanuun badan

Image
✔️Qiso Jacayl. W/X Salmaan mahad farax Waligaa qof qalbigu dhaawacanyahy maku soo ag fadhiistay oo dareenkiisa ma is yidhi ka qari hadana makaa qarin waayey. ✔️Ruuxa uu jecelyahay waxa uu jeclaa mayee waxay is jeclaayeen mudo 4 sanno ah. Anigu isaga waan aqaanaa i a-original-height="639" data-original-width="639" src="https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEjNpQ21nj_96ga9OrRFZE8bIhWv1W_dFfqGFXJFZGgv0B3AfOZo211WSTR9fZM9QwgkWyXuRVM_nsBy8N0k7bFStIqnvkSxHeMlpjL3TjmrPwLQ12NkFXaQjFGv_1mnNiuyAUrgEsLhGPw/s320/received_702605220693270.jpeg"/> yadana waan aqaanaa jacaylkoodana waan a qaanaa waayaha ay isla soo mareen waan aqaanaa. Mudada ay is jeclaayeen waxaan marag iyo markhaati ka ahaa isagu in aaanu gabdh kale eegin maya xataa salaami jirin isagoo balanka iyo xadiga dhawraaya awgeed. Iyada se anigu ma ogi. ✔️Haduu suuqa baxaayo, haduu safar galaayo iyo haduu aroos qabanaayaba iyaduu usheegi jiray ogaysiin jiray ka fasax qaadan jiray....

SOMALIA TIKTOK UGU QOSOLKA BADAN AMA UGU BEENTA BADAN

SOMALIA TIKTOK UGU QOSOLKA BADAN AMA UGU BEENTA BADAN

hees jaceyl ah cajiib ah

Image

MUQAAL Cajiib Ah maxaa ku Taqanaa wariye C/qadir dulyare

Image

Sheeko xigmad leh

Image
Wuxuu yiri ”makula fariisan karaa?”, waxay tiri ”Ma waxaad i mooddey dumarka jirkooda ka ganacsada?!” – Bal dhowr waxa uu ku dhigo kaddib Wuxuu soo galay maqaaxi wuxuuna arkay iyadoo kaligeed fadhisa. Wuxuu ku yiri ”ma kula fadhiisan karaa?” Cod dheer ayeey oo ay dadka maqashiinayso ayay ku tiri ”waan kula seexanayaa maxaad ka waddaa yaad ii malaysay? Ma kuwa jirkooda ka ganacsada?!!” Dadkii oo dhan ayaa deeto soo wada eegay. Isagoo aad u khajilsan oo xishoonaya ayuu kursi kaligiis meel gooni ah ku fadhiistay. Xoogaa kaddib ayay inta hilhilatay u tagtay oo agtiisa intay fadhiisatay ku tiri ”waxaan bartay cilmi nafsiga, waxa rabey inaan ogaado marki lagu dulmiyo sida aad noqoneyso.” Intuu istaagay ayuu cod dheer ku yiri: $3000 oo doollar ma bixin karo hal habeen?!!” Deeto dadkii oo dhan baa iyadii soo eegay gabadhii iyadoo la leeyahay ”waaba run illeen, waaba u tagtay ma u jeedaan oo lacag ayayba ka rabtaa.” Isna inta afka dhagta u saaray ayuu ku yiri; ”Waxan bartay QAANUUNKA waxaan aha...