Posts

halkan kala soco wax yabaha aan so dhigno

Image
  Mowduuc Dhaqan & Bulsho (Article Dheer) ​Ciwaanka: Dalxiis, Dhaqan iyo Dookh Wanaagsan: Barwaaqada Dhulkeena iyo Kulanka Asxaabta. ​ Hordhaca: Nolosha casriga ah mararka qaar waa mid mashquul badan, laakiin sawirkan wuxuu ina xasuusinayaa quruxda fudud ee nolosheena. Meel cagaaran, hawo nadiif ah, miraha dalkeena (Qaraha iyo Mooska), iyo wejiyo faraxsan oo wadaagaya sheeko iyo qosol. ​Qodobada Muhiimka ah ee qoraalka: ​Walaaltinimada: Sida ay dhalinyaradu isugu yimaadeen iyagoo ku raaxaysanaya jawi deggan. Tani waa astaan muujinaysa midnimada iyo is-jaceylka bulshada. ​Kheyraadka Dalka: Sawirka waxaa ka muuqda qaraha iyo mooska oo ah astaan u ah barwaaqada dhulkeena Soomaaliyeed. "Dhulkeenu waa hodan haddii laga faa'iidaysto." ​Nasashada Maskaxda: Muhiimadda ay leedahay in mararka qaar magaalada laga baxo oo loo dalxiiso deegaannada dabiiciga ah (Nature). ​Gebagebo: Digital Absuge wuxuu dhiirigelinayaa in la joogteeyo kulamada noocan ah oo kale, kuwaas oo xoojiya xi...

Raggu ma jecla dumarka calaamadahaan leh

Image
 Raggu ma jecla dumarka calaamadahaan leh  Ragga leh mustaqbal jecelna in carruurtooda u dooraan Hooyo wanaagsan waxay ka fikiraan in ay helaan gabar wanaagsan oo ilaalisa sharafkiisa iyo tan qoyskiisa.  Waxyaabaha ugu waa weyn oo kaga tagaan gabdhaha ay la haasaawayaan waxaa kamid ah.  1- Gabadha qaawan ama jirkeeda banaanka keenta oo aan asturneen. Dumarka nuucaan ah raggu kama helaan sababtoo ah ma jiro qof ogol ama raali ku noqon kara in xaaskiisa jirkeeda nin kale daawado.!  2- Gabdhaha wareegga badan, ragga mustaqbalka leh kama helaan gabdhaha wareega badan oo 24-ka saac socod ku jira, badanaa ragu waxay ka helaan haweenka ku nagaada reerka ilaa daruuf maahine, balse kama helaan gabadha albaab kasta taagan.  3- Gabdhaha Afka dheer, ragga Soomaaliyeed waxay aad u qiimeeyaan dumarka afka gaaban xishoota ee aan dhac dhaca badneen. Gabdhaha aan qof kasta afka la gelin. Tusaale, xiliyada waxbarashada ama goobaha shaqada gabdhaha afka gaaban ee dadka dhaxge...

sheekadii ninkii waalnaa iyo bankiga

Image
  Nin waalan ayaa jeeggiisii ​​u dhiibay baanka bangiga oo wuxuu ku yidhi, "Waxaan jeclaan lahaa inaan kala baxo N5000 ..." Ninkii wax sheegi jiray ayaa u sheegay ninkii waalnaa, si loogala baxo wax ka yar 10,000, fadlan isticmaal ATM -kan. Ninkii waalnaa ayaa weydiiyey, waayo? Qofkii shaqaalaha ahaa ayaa si xanaaq leh ugu yiri ninkii waalnaa, “Kuwani waa xeerar, fadlan ka tag haddii aysan arrin kale jirin, saf baa kaa dambeeya, Teller ayaa markaas jeeggii u celiyey ninkii waalnaa. Ninkii waalnaa wuu aamusay. Laakiin wuxuu jeegii u celiyey Teller oo ku yidhi, "Fadlan iga caawi inaan kala baxo dhammaan lacagtii aan haystay." Teller wuxuu la yaabay markii uu eegay xisaabta xisaabta ee ninka waalan, madaxa ayuu ruxay, jilba joogsaday ayuu ku yiri ninkii waalnaa. Raaligelin iga siiya mudane, waxaad ku leedahay xisaabtaada 3.5 bilyan bangigena hadda ma haysto lacag caddaan ah oo aad u badan. Ma ballansan kartaa oo mar kale ma imaan kartaa berri? " Ninkii waal...

SIDA UGU FUDUD EE AAD KU HELI KARTO VIEWS 1K SUBSCRIBE Xasan Absuge offi...

Image

Muqaalkii, ugu qurux, badna Xasan Absuge official

Image

sheeko qosol Culusow iyo ayuub kaare

Image

Somalida Tiktok, muqaal qosol badan #XASAN ABSUGE OFFICIAL

Image

#LIIN #MACAAN KU MIIRA LAHAY WAH WAH 2021 Xasan_absuge official

Image

HEES ADIGA KU SOCTA POLICE AMA SHACAB AHOW Xasan_absuge subscribe 🆓

Image

SIDA FACEBOOK FRIENDS KII KU QABLI WAYAY LOOGA LABTO CODSIGII HALKAN KA ...

qiso jaceyl xanuun badan

Image
✔️Qiso Jacayl. W/X Salmaan mahad farax Waligaa qof qalbigu dhaawacanyahy maku soo ag fadhiistay oo dareenkiisa ma is yidhi ka qari hadana makaa qarin waayey. ✔️Ruuxa uu jecelyahay waxa uu jeclaa mayee waxay is jeclaayeen mudo 4 sanno ah. Anigu isaga waan aqaanaa i a-original-height="639" data-original-width="639" src="https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEjNpQ21nj_96ga9OrRFZE8bIhWv1W_dFfqGFXJFZGgv0B3AfOZo211WSTR9fZM9QwgkWyXuRVM_nsBy8N0k7bFStIqnvkSxHeMlpjL3TjmrPwLQ12NkFXaQjFGv_1mnNiuyAUrgEsLhGPw/s320/received_702605220693270.jpeg"/> yadana waan aqaanaa jacaylkoodana waan a qaanaa waayaha ay isla soo mareen waan aqaanaa. Mudada ay is jeclaayeen waxaan marag iyo markhaati ka ahaa isagu in aaanu gabdh kale eegin maya xataa salaami jirin isagoo balanka iyo xadiga dhawraaya awgeed. Iyada se anigu ma ogi. ✔️Haduu suuqa baxaayo, haduu safar galaayo iyo haduu aroos qabanaayaba iyaduu usheegi jiray ogaysiin jiray ka fasax qaadan jiray....

SOMALIA TIKTOK UGU QOSOLKA BADAN AMA UGU BEENTA BADAN

SOMALIA TIKTOK UGU QOSOLKA BADAN AMA UGU BEENTA BADAN

hees jaceyl ah cajiib ah

Image

MUQAAL Cajiib Ah maxaa ku Taqanaa wariye C/qadir dulyare

Image

Sheeko xigmad leh

Image
Wuxuu yiri ”makula fariisan karaa?”, waxay tiri ”Ma waxaad i mooddey dumarka jirkooda ka ganacsada?!” – Bal dhowr waxa uu ku dhigo kaddib Wuxuu soo galay maqaaxi wuxuuna arkay iyadoo kaligeed fadhisa. Wuxuu ku yiri ”ma kula fadhiisan karaa?” Cod dheer ayeey oo ay dadka maqashiinayso ayay ku tiri ”waan kula seexanayaa maxaad ka waddaa yaad ii malaysay? Ma kuwa jirkooda ka ganacsada?!!” Dadkii oo dhan ayaa deeto soo wada eegay. Isagoo aad u khajilsan oo xishoonaya ayuu kursi kaligiis meel gooni ah ku fadhiistay. Xoogaa kaddib ayay inta hilhilatay u tagtay oo agtiisa intay fadhiisatay ku tiri ”waxaan bartay cilmi nafsiga, waxa rabey inaan ogaado marki lagu dulmiyo sida aad noqoneyso.” Intuu istaagay ayuu cod dheer ku yiri: $3000 oo doollar ma bixin karo hal habeen?!!” Deeto dadkii oo dhan baa iyadii soo eegay gabadhii iyadoo la leeyahay ”waaba run illeen, waaba u tagtay ma u jeedaan oo lacag ayayba ka rabtaa.” Isna inta afka dhagta u saaray ayuu ku yiri; ”Waxan bartay QAANUUNKA waxaan aha...
Image
1. daacadnimo: ma jirto wax ka qaalisan oo lagu farxo lamaane daacad kuu ah markaasna ka shaqaynay sidii aad u higsan lagayd horumarka aad ka damacsantahay nolosha. 2. howlkarnimo iyo firfircooni: labada qof ee is qaba marka ay doonayaan in gurigoodu uu noqdo beer dhalaalaysa oo loosoo xiiso waa in laga helaa labada lamaane mid walba howlkarnimo dheeraad ah oo uu muujiyo xiliga guriga iyo bulshada dhexdeeda intaba. 3. qalbi furnaan: guriga lamaanaha ku nooli haday kala aaminsanyihiin waxyaalo keeni kara aamusnaan, baqdin iyo canaan waxaa dawo u noqon kara in labada ruux ay isu muujiyaan qalbi furnaan iyo kalgacayl. 4. qiimayn: guri aan qiimayn iyo ixtiraam oolin ha noqoto labada lamaane ee is qaba ama xigaalka, deriska iyo xididkee waxa uu noqonayaa meel aan la jecclaysan waxaana ka soo baxaya farxad la'aan keeni akarta dhibaato weyn. 5. nadaafad: bilnaanta jir ahaaneed, guri ahaaneed iyo muuqaal wanaagsan waxay kordhiyaan oo kor u qaadaan xubiga iyo wanaaga ay isku haya...

Somali badan ayaa ku soo yaacaday

Image
  Somali badan ayaa ku soo yaacday Baraha bulshada gaar ahan Barta youtube Talow ma waxay u maleyaan Sida facebook  Snap chat Halkan ka daawo https://www.youtube.com/user/xasanlaki